World News Network


Slideshow
Somali
Walaac laga qabo muhaajiriinta Geeska Africa
Walaac laga qabo muhaajiriinta Geeska Africa
BBC News
Dowladda Mareykanka ayaa ka walaacsan in muhaajiriin kasoo jeeda Geeska Africa, oo si sharci darro ah ugu soo qulqulaya dalka, ay argagixiso kusoo dhex dhuuntaan. Sida ay kusoo warramayso wakaaladda wararka ee AP, sirdoonka Mareykanka ayaa helay farriimo ay is-dhaafsanayeen kooxo ka tirsan kuwa sida sharci darrada ah wax u tahriibaya, oo ka...
photo: UN / Logan Abassi
Laba markab oo lagu afduubay xeebaha Somalia
BBC News
Hey'adda badmareenada caalamiga ah ayaa sheegay in laba markab oo laga kala leeyahay wadamada Japan iyo Iran lagu afduubay xeebaha...
Axsaabta, Xukuumadda iyo Komishanka oo isku Waaqafay Bilowga Hawsha Wacyigelinta Diiwaangelinta
Qaran News
   Aug 21, 2008 at 04:09 PM Hargeysa (QRN)- Komishanka Doorashooyinka Somaliland, ayaa xaflad ay shalay ku casuumeen axsaabta qaranka iyo xukuumadda si rasmi ah ugaga dhawaaqay bilowga wacyigelinta hawsha diiwaangelinta cod-bixiyeyaasha doorashooyinka Somaliland ee la filayo inay dalka ka qabsoonto bisha Octobar ee sannadkan.  ...
Madaxweynaha oo Qaabilay Wefdi Balaadhan oo Ka Socda Ururada Dadka Muslimka ah ee Britain
Qaran News
   Aug 21, 2008 at 03:55 PM Hargeysa (Qarannews)-- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin waxa maanta qasriga Madaxtooyada ku soo dhaweeyay wefdi balaadhan oo ka socda ururada dadka Muslimka ah ee ku nool dalka Britain . Wefdigaasi ka socda dadka Muslimiinta ee Britain oo socdaal gaaban ku soo gaadhay...
Socdaal dheer oo aan ku tagay Jiidaha Magaalada Saylac ee taariikhda badan xambaarsan
Qaran News
   Aug 21, 2008 at 02:41 PM Socdaal dheer oo aan ku tagay Jiidaha Magaalada Saylac ee taariikhda badan xambaarsan todobaadkan oo ii ahayd markii u horeysay ee aan u socdaalo jiidaasi galbeedka somaliland waxaan ka diyaariyey warbixan Taabanaysa Xaaladaha kala duwan ee aagaasi waana tan: Saylac Waa magaalo aad u facweyn oo xambaarsan...
Kooxaha Kacdoonka oo maanta aad ugu dhawaaday Xarunta Madaxtooyada Kadib dagaal
Mareeg
Kooxaha Kacdoonka kaga soo horjeeda Ciidamada Dowladda iyo kuwa Ethiopia ayaa duhurnimadii maanta ku qaaday Ciidamadaas wada jira weerarkii ugu xooganaa abid. Dagaalka oo bilowday 12-kii duhurkii oo rubuc dhiman ayaa socday in ku dhow Labo...
Maleeshiyada Beesha gacanta ku heysa Kismaayo oo iska caabin kula jirta Alshabaab
Mareeg
Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaara Dagaalada xoogan ee saaka ka bilowday Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in wali dagaalada sii socdaan, isla markaana ay rasaastu tahay mid ka dhaceysa Magaalada oo idil. Dagaalka oo galay maalintii labaad ayaa u...
Madaafiicdii lagu duqeeyay Suuqa Bakaaraha oo sababtay geeri lixaad leh
Mareeg
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Madaafiic lagu garaacay duhurnimadii maanta Suuqa weyn ee Bakaaraha, xilli dagaalo xoogan ay ka soconayeen qeybo ka mid ah Degmada Wardhiigley ee Magaalada Muqdisho. Ugu yaraan 11 Madfac ayaa ku habsatay Gudaha Suuqa, kaasi oo laga soo ridayay Xarunta Madaxtooyada iyo...
Dagaal xoogan oo ka socda Isgoyska Florence iyo Madaafiic ku socota Bakaaraha
Mareeg
Inkastoo waabarigii saaka ay deganeyd Xaalada Magaalada Muqdisho, hadana waxay wax walba is badaleen wixii ka dambeeyay 11-kii Barqanimo ee maanta, waxaana meelo ka mid ah...
Dagaal goor dhoweyd mar kale dib uga qarxay Magaalo xeebeedka Kismaayo
Mareeg
Dagaal xoogan ayaa mar kale maanta dib uga qarxay Magaalo xeebeedka Kismaayo, halkaasoo ay ku dagaalamayaan Maleeshiyada Beesha gacanta ku heysa Kismaayo iyo Xoogaga dhalinyar diimeedka...
Dagaal culus oo saaka ka qarxay qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho
Mareeg
Dagaal culus oo ayaa lagu soo waramayaa in goor dhow uu ka qaraxay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, kaasoo uu xoogiisa ka socda Qabuuraha Barakaat ilaa Warshadii Baastada....
Media Kit WN Toolbar Languages Jobs Submit Photos WN Links Text Link Ads © 2008 WN Network
Contact our Advertising team for Advertising or Sponsorship on World News Network